DHAGEYSO:-Waxqabadka Ballaaran Oo Galmudug Sameysay Muddo Gaaban Iyo Waxyabaha Lagu Guuleystay.

DHAGEYSO:-Waxqabadka Ballaaran Oo Galmudug Sameysay Muddo Gaaban Iyo Waxyabaha Lagu Guuleystay.

0
SHARE

Agasimaha warfafinta Madxtoyada Dowlad gobaleedka galmudug Maxamud Cusman Berey ayaa maanta ka hadlay arima badan oo xasaasi ah.

Agaasimaha ayaa sheegay in Tan iyo Markii Dowlad gobaleedka galmudug la dhisay Uu ku guulaystay arimo badan oo ay qaybka yihiin arimaha dib u heshiisiinta Galmudug.

Galmudug ayaa Diirada saartay in la Xaliyo Beelo in mudda ah dagaal uu ka dhaxeeyay iyo sidoo kale Colaado ka dhax-jiray labada dhinac Galmudug, iyo Puntland. Sidaas waxaa Maanta shaaciyay agaasimaha Warfaafinta galmudug.

Dhinaca kale Agaasimaha Warfafinta Madxtoyada Dowlad gobaleedka galmudug Maxamud Cusman Berey Ayaa dhanka kale waxa uuna sheegay in lagu guulaystay in Galmudug, la isku keeno maadaama ay kala fogaayeen Galmudug iyo Ahlusunna.

LEAVE A REPLY