Home WARARKA GALMUDUG Dagaal u Dhexeeya Galmudug iyo Puntland oo Ka Dhacay Gaalkacyo. (DAAWO SAWIRO)

Dagaal u Dhexeeya Galmudug iyo Puntland oo Ka Dhacay Gaalkacyo. (DAAWO SAWIRO)

0

Dagaalkaan ayaa Waxaa uu Ka dhacay bariga Magaalada Gaalkacyo Waxaana uu u dhexeeyay Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug iyadoo aan La Ogeyn Qasaaraha inta la Egyahay Hadana Waxaa Jira Dhimasho iyo Dhaawac Kala Gaaray Labada dhinac.

Masuulyiin Karirsan Maamulka galmudug oo Lahadlay Warbaahinta galmudugnews.net ayaa Sheegay inay Ciidamadooda oo fariisin Kulahaa bariga Magaalada gaalkacyo ay Soo Warareen Sida ay Sheegeen Ciidamo Katirsan Maamulka Puntland.

isbitaaalka guud ee Magaalada gaalkacyo ayaa Waxaa La Soo Gaarsiiyay Dhaawacyo Kadhashay Dagaalkaasi Waxaana Lagu Dabiibayaa isbitaalka gaalkacyo.

 Wixii Warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

galkacyo 4galkacyo 3galkacyo 2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here