Home WARARKA GALMUDUG Akhriso ahlusunna oo garab waydiisatay madaxweyne xaaf kadib markii….

Akhriso ahlusunna oo garab waydiisatay madaxweyne xaaf kadib markii….

0

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ahlusuna ay taleefoonka kula hadleen madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalmahan kulamo ka wado Magaalada Gaalkacyo.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay Ku darayaan in Ahlusuna ay madaxweyne Xaaf ka dalbatay inuu joojiyo howsho uu Magaalada Gaalkacyo ka wado Islamarkaana ay midoobaan Ahlusuna iyo madaxweyne Xaaf.

Arintan ayaa waxaa ay sameyn Ku yeelan kartaa dhismaha maamulka Galmudug oo xiligan hareeyay khilaaf siyaasadeed oo aan dhamaad laheyd.

Lama oga sida uu Ku dhaqan geli doono qorshaha ay wadaan Ahlusuna iyo madaxweyne Xaaf

Wixii warar ah oo ku soo kordha kala Socoo hobyomedia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here