Home WARARKA GALMUDUG (Akhriso) Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Madaxweynaha & ku-xigeenada Galmudug

(Akhriso) Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Madaxweynaha & ku-xigeenada Galmudug

0

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenada Galmudug.

Qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashada ayaa lagu shaaciyey 9 qodob oo looga baahan yahay inay fuliyaan Musharaxiinta, waxaana ka mid ah inuu qofka yahay Muwaadin Soomaaliyeed kana soo jeedo degaanka Galmudug, isla markaana uu heyso shahaado Jaamaceed.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here