Home WARARKA GALMUDUG Ahlusunna oo culays bdn uu soo wajahy kadib markii…….

Ahlusunna oo culays bdn uu soo wajahy kadib markii…….

0

Maamulka Ahlusunna waljameeca ayaa ku dhawaaqay inaysan u dulqaadan doonin bandowga Dowladda Soomaliya ay ku soo rogtay Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug.

Xildhibaan Cibaado oo ka tirsan Xildhibaanadda Ahlusunna ayaa sheegtay in caburinta dowladda aan loo dulqaadan Karin.

Waxa ay sheegtay in Magaaladda Dhuusa-mareeb ay amni aheyd, ka hor inta la geenin ciidamadda laga qaaday Magaaladda Muqdisho ee Haram-cad loo yaqaano,kuwaasi oo Magaalada galiyay xaaladd Bandow ah.

Dhanka kale Xildhibaan Cibaado ayaa sheegtay in Hogaanka Ahlusuna  oo kulamo ka yeeshay xaaladda taagan ay go’aan ku gaareen in jawaab laga bixiyo caburinta Dowladda Soomaaliya ku hayso shacabka Dhuusa-mareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here