Home WARARKA GALMUDUG Akhriso:Mareynkanka oo bedelay go’aankiisii Galmudug, Warqad kalena soo saaray

Akhriso:Mareynkanka oo bedelay go’aankiisii Galmudug, Warqad kalena soo saaray

0

War kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa loogu baaqay dib u heshiisiin iyo wada shaqeyn dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Safaaradda ayaa  ku boorisay dowladda Federaalka, dhammaan 5 Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Baarlamaanka, iyo saamileyda inay iska kaashadaan sugida amniga in la xaqiijiyo doorasho lagu kalsoonaan karo sanadka 2020/21.

Warka kasoo baxay Dowladda Mareykanka ayaa kusoo beegmaya xilli uu xoogeystay Khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyadda Puntland iyo Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here