Home WARARKA GALMUDUG Maxaa ka cusub dhuusamareeb (Xog)

Maxaa ka cusub dhuusamareeb (Xog)

0

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Dowlad Gobaleedka Galmudug,Advertisement

Kulankaan ayaa ahaa mid isbuucle ah oo ay ku kala warqaatan madaxweyne kuxigeenka iyo Agaasimeyaasha Guud ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Agaasimayaasha wasaarada Galmudug ayaa warbixin guud ka siiyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug Howlaha Socda ee wasaaradaha iyagoo oga warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay wasaaradaha Dowlad gobaleedka Galmudug,

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa bogaadiyay Wax qabadka wasaarada isagoo ku dhiiri-galiyay in aay sii wadaan Shaqada aay reer Galmudug u hayaan,Advertisement

Madaxda Cusub ee Galmudug ayaa waxey si dardar leh u wadan shaqadii lo egmaday waxaana usbucyo gudohood la Qabtay Howlo muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here