Home WARARKA GALMUDUG Akhriso Liiska Wadamada Ugu horeeya Dunida ee Dadkoodu qabaan cudurka Coronavirus

Akhriso Liiska Wadamada Ugu horeeya Dunida ee Dadkoodu qabaan cudurka Coronavirus

0

Dalka Mareykanka ayaa noqday dalka koowaad dunida ee ay ku sugan yihiin dadka sida cudurka Coronavirus, isagoo Shiinaha kala wareegay kaalinta koowaad.Advertisement

Waxaa xalay la shaaciyey in Mareykanka dadka qaba cudurka ay gaareen 86,000 qof, taasoo keentay inuu Mareykanka hadda yahay dalka ugu horeeya ee ay joogaan dadka sida COVID-19, iyadoo ay ugu daran tahay New York oo cudurku si weyn u aafeeyay.

Guud ahaan dunida waxaa dadka qaba ay sare u dhaafeen 531,000 qof, halka ay u dhinteen 24,000 ruux, waxaase ka bogsooday 122,000 qof.

HOOS KA AKHRISO LIISKA DALALKA CUDURKA LAGA HELAY IYO TIRADA DAL KASTAAdvertisement

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here