Home WARARKA GALMUDUG Ciidamada galmudug oo gaalkacyo dad ku xir xiray

Ciidamada galmudug oo gaalkacyo dad ku xir xiray

0

Tan iyo markii maalinimadii shalay ahayd ciidamada galmudug ay fashiliyeen qarax lagu soo dhax galiyay buurso isla markaana iskaashi dhax maray shacabka gaalkacyo iyo ciidanka galmudug ayay ciidanku ku guulaysteen in la fashiliyo qaraxasi

Shacabka gaalkacyo aya arkay boorso wayn oo laga shakiyay iyagoo markaasi war galiyay cuidanka waxaana kdib ciidanka u suurto gashay in ay fur furaan qaraxaasi

Ciidamada galmudug ee gaaalkacyo ayaa markaasi kadib bilaabay hawulgalo lagu raadinayo dadkii falkaasi ka danbeeyay waxaana ciidanka ay soo xireen shaqsiyaad lagu tuhmayo in ay qayb ka yihiin falalka amni dari ee magaaalada gaalkacyo ka dhaca

Saraakisha amaanka ee galmudug ayaa shaacinin tirada dadka loo xir xiray arinta qaraxii la fashiliyay ku saabsan waxaana ay shegeen in wali ay baaritaano ay wadaan

Saldhiga booliska gaalkacyo ee galo aya waxaa lagu waraysanya dad la soo xir xiray waxaana la filaa in saacadaha soo socda ciidanka ay faah faahin ka siiyaan arimaha ku saabsan dadkii la soo xir xiray iyo xaalka amniga gaalkacyo

Magaalada gaalkacyo dhawan waxaa lagu soo kordhiyay ciidamo roondo ah kuwaasi oo habeenkii gaaf wareega xaafadaha magalada gaalkacyo

Wixii warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here