Home WARARKA GALMUDUG Dagaal u dhaxeya galmudug iyo puntland oo socda manta deganka taaroge iyo...

Dagaal u dhaxeya galmudug iyo puntland oo socda manta deganka taaroge iyo qasaarihii u danbeyay

0

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii ka dhacey degaanka Taaroge Galbeedka Gobolka mudug


Waxaa hada dagan halkaa ay Maleeshiyaadku ku dagaalameen
Waxaa jira khasaare ka dhashay dagaalka ka dhacey degaanka Taaroge Mudug
Dagalka ayaa geystay Khasaare isagu jira dhimasho iyo dhawac


sida naloo Xaqijiyey 5 ruux oo dhawac ah iyo labo dhimasho ah
oo ka kala Tirsan Labada dhinac Ee dirirtu dhex-maray


Dagaalkan ayaa ahaa mid soo noq noqoday Islamarkaana ku saleysan Dhul daaqsimeed iyo Aanoyin qabiil ayaan weli xal laga gaarin,

Inkasto ay jirtay waan-waan Nabadeed oo Maalmihii ugu Danbeeyey ay waddeen Odayassha Degaanka,

Maamulada Puntland iyo Galmudug weli wax war ah kama aysan soo saaran Xiisada Colaadeed Ee Degaanka Taaroge Mudug,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here