Dagaal aya hada socda magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug waxana dagalka uu yahay mid qasaaro ay ka dhasheen
dagalkan Ka dhex qarxay Ciidamada danab Iyo Ciidamo kale oo isku horfadhiyay…waxaana ilaa iyo hada isbitaalka La keenay Ilaa 5 askari dhaawaca oo ka tirsan dhinac ka mida dhinacyadii dagaalamayay wali
Rasaasta aya wali socota waxana isbitaalka koonfurta gaalkacyo la geeyay dhawacyo sida goordhaw la xaqiijiyay
Ilo waredyo muhiim ah aya Hobyomedia u sheegay in dabley in Dabley U Abaabulan Hab Beeleed ay Weerar Ku Qaaday Xarunta Madaxtooyada Gaalkacyo Dhinaca Galmudug Oo Saldhig u Ah Ciidanka Danab,Dagaal Ayaana Wali socda
Wali ma cada sababta rasmiga ah blse filo gordhaw faah faahin buxda