Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Gaalkcayo
In Ka Badan Toban Ruux Oo Dhaawac Ah Ayaa La Gaarsiiyay Isbitaalka Koonfureed Ee Magaalada Gaalkacyo Waxaana Lasoo Warinayaa Dhimashada Labo Ruux
Dagaalka Ayaa Wuxuu U Dhexeeyaa Ciidanka Danab DFS Oo Xaruntooda La Weeraray Iyo Maleyshiyo Beeleed Ka Caraysan Nin Ay Ciidanka Dawladdu Xireen Oo Ay Doonayaan In Ay Soo Furtaan.
Dagaalka aya wali socda waxaana la isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan
Warar hoose aya sheegaya in labo qof oo meyd ah uu jiro kuwaasi oo ka tirsan ciidamada dagalamayay
Waxaa Socda Dadaalo La Doonayo In Xabada Lagu Joojiyo Ayadoo Dhinacyadu Wali ay Helayaan Gurmad Xoogan
Hoos ka daawo muqaalka