Home WARARKA GALMUDUG Qorshaha Kulamada Qoor qoor Ee Magaalada Cadaado Ka Wado (SAWIRRO)

Qorshaha Kulamada Qoor qoor Ee Magaalada Cadaado Ka Wado (SAWIRRO)

0

Madaxweynaha DGGM Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), oo ku sugan Magaalada Cadaado, ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmay dhallinyarada magaalada Cadaado.Advertisement

Kulankaan ayaa looga arrinsaday doorka dhallinyarada kaga aadan wacyigalinta Bulshada iyo sidii loo xakameyn lahaa qatarta cudurka faafa ee #COVID19 oo fara ba,an ku haya magaalada Cadaado.

Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa dhalinyarada ku dhiiro galiyay inay kaalintooda ka ciyaaraan hanaanka dowlad wanaagga & dhismaha Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here