Home WARARKA GALMUDUG Daawo odoyaasha beesha sacad ee galmudug oo gaaray goldogob

Daawo odoyaasha beesha sacad ee galmudug oo gaaray goldogob

0

Magaalada goldogob ee Gobalka Mudug waxaa si diiran loogu soodhoweeyay Xildhibaano,Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Sacad.

Boqolaal qof oo ka mid ah Bulshada Goldogob Xildhibaano,Maamulka Gobalka Mudug ee Puntland ayaa kaga horyimid Wafdiga Beesha Sacad Duleedka Magaalada Goldogob.

Magaalada Golodgob ayaa lagu wadaa in Maalmaha soo socda lagu qabto Wajiga Labaad ee Shirka Nabadda Beelaha Leelkase iyo Sacad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here