Home WARARKA GALMUDUG Sawiro:- Odoyaasha beesha leelkase oo kenya kula shiray odoyaasha beesha sacad ee...

Sawiro:- Odoyaasha beesha leelkase oo kenya kula shiray odoyaasha beesha sacad ee galmudug

0

💠 Waxaa Magaalada Caasimadda Dalka kenya Ee Nairobi ka dhacay Casumaad Qado Sharafa Oo ay Beesha Tanade ku Casumeen Jaaliyadda Beesha sacad .

🔷 Waxaa Qado sharafta ka soo Qeyb galey , Waxgaradka Culumadda ,Ganacsatada ,Siyaasiyiinta , Shirkaas Oo lagu Taageerey Shirkii Nabadda Ee Bandiiradley ,Kulankaa Ayaa kusoo dhamaadey Guul iyo Isafgarad iyo In Taageero Buuxda Lala Garab Istaago Nabadda Curdanka ee kadhex bilaabatey Labada Beelood ee walaalahaa.

Odoyaasha labada dhinac aya sheegay in muhiimad gaar ah ay leedahsy nabad waarta oo ay ku wada nooladan beelaha leelkase iyo sacad waxana ay si isku mid ah u taageereen shirkii nabada ee bandiiradley

Waxgaradka kenya ku kulmay aya ugu baaqay bulshada labada dhinac ka shaqaynta nabada iyo horumarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here