Home WARARKA GALMUDUG Xog:-farmajo oo qoor qoor Muqdisho ugu yeeray ,iyo xalada oo cakiran

Xog:-farmajo oo qoor qoor Muqdisho ugu yeeray ,iyo xalada oo cakiran

0

madaxweynaha dowlad gobaledka galmudug mudane qoor qoor ayaa safar aan la sii shaacin waxa uu ku tagaya magaaalada Muqdisho waxana Muqdisho ugu yeeray sida la shegayo madaxweynaha soomaliya mudane farmaajo

Safarka qoor qoor ee Muqdisho aya waji kale u yeelaya xiisada siyaasada kadib markii madaxweynaha puntland oo shir jaraid qabtay uu sheegay in ay aad uga xun yihin talabadii farmajo uu qaday ee xilka looga qaday xasan ali kheyre

Sababta ugu wayn ee qoor qoor loogu yeeray Muqdisho Aya ah in shirka dowlad gobaledyada wajigiisa kale la carqaladeeyo ka oo ku began inu dhaco 15 bisha

Madaxweyne farmajo oo xaalada ay ku xun thy aya ka cabsi qaba dowlad gobaledyada in ay ka so horjestan xili wali khilaafka doorashada ay tgn thy

Qoor qoor oo awal qori caradis lagu keenay galmudug hada waxa uu u egyhy in dabeesha siyaadaded uu kuwareersan yhy waxaana jira mooshino ka socda galmudug oo barlamanka galmudug ay wadaan taa oo dhankeda leh xiiso kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here