Home WARARKA GALMUDUG Xog qoor qoor oo baahiyay sirta ku hoos duugan shirka dhuusamreb

Xog qoor qoor oo baahiyay sirta ku hoos duugan shirka dhuusamreb

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo khudbad ka jeediyay Shirka Magaalada Dhuusamareeb ayaa uga mahad celiyay Madaxda ka qeyb gashay Shirka sida ay ugu dul qaateen aaya ka talinta iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.Advertisement

Waxaa uu sheegay in Galmudug ay sharaf u tahay in madaxda dalka ka aqbaleyn gogosha at u dhigeen,isla markaana uu ku qanqcsan yahay in madaxda dadaashay kana soo baxeyn waajibaadkii Ummadda ka sugaysay.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Galmudug ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inay wada-hadallada sii socdaan,isla markaana shir kale la isugu imaan doono 15-ka Bisha soo socota ee Agoosto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here