Magaalada hobyo waxaa gaaray maanta wafdi ka socda hey’adda Dekedaha Djibouti waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyin ka tirsan maaamulka galmudug
Wasiirka amniga galmudug ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii hobyo ku soo dhaweeyay wafdiga ka socda jabuuti
Wafdigan ayaa indho indheen ku sameeyay dakada hobyo halka loo asteeyay in laga dhiso
arintan ayaa waxay ka danbeysay kdib markii Madaxweyne qoor qoor uu safar gaaban ku tgy Jabuti ,halkasi oo uu kula kulmay Madaxweynaha jabuuti iyo hay,Ada dakadaha Jabuti ,Iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen iskaaahi dhax mara labada dhinac.