Home WARARKA GALMUDUG Xog Al-Shabab oo dhaq dhaqqayo ka bilaabay deganada Galmduug maxa soo kordhay

Xog Al-Shabab oo dhaq dhaqqayo ka bilaabay deganada Galmduug maxa soo kordhay

0

HM__Xafiiska Gaalkacyo Maleeshiyaadka Alshabab aya dhaq dhaqaayo culus waxay ka bilaabeen deganada hoos taga Maamul Gobaleedka Galmudug Waxana wararka ay shegayaan in alshabaab ay  u soo dhawadeen deganada hoos taga bacadweyne ee gobalka Mudug halkaasi oo dhawan ay weerar ka  gesteen

Dadka Degaanka Bacadweyne oo la Hadlay hobyomedia.com aya sheegay in reer miyiga degaanka ay ka war heleen qorshooyin shababku ay damacsan yihiin kaasi oo ku saabsan in ay qorsheynayan in weeraro ku so  qaadaan mar kale deganka bacadweyne

dadka degnaka aya is difaacay kol hore kadib markii shababka ay ku soo qaadeen weeraro gaadma ah  , iyadoona halkaasi jab wayn logu geystay kooxda alshabaab

wixii warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia,com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here