Home Uncategorized Cudurka COVID 19 oo galmudug gaaray

Cudurka COVID 19 oo galmudug gaaray

0

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa shaacisey in 48-saac ee ugu dambeeyay la diiwaan galiyey in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug qofkii labaad laga helay Xanuunka Covid-19 oo markale Dalka kusoo labo kacleeyay.

Waxaa la baarey 24-kii saac ee ugu dambeeyay 23 qof, waxaa xanuunka laga helay 1-qof oo ah Lab : 1
Dhedig :0
Dhimasho 0
Bogsasho 0

Tirada guud ee keysaska laga helay Galmudug mudadii xanuunkan jiray waa 134,
Tirada Geerida 3
Tirada bogsashada :129
Tirada Guud ee labaaray 1004

N.B: Waa qofkii labaad ee laga helo xanuunka 48 saac gudahood Galmudug gaar ahaan(Dusamareb).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here