Home WARARKA GALMUDUG Daawo Sawirada:Wasaarada Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Galmudug oo la kulmay Hayadaha ka...

Daawo Sawirada:Wasaarada Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Galmudug oo la kulmay Hayadaha ka Shaqeeya arimaha haweenka

0

Wasaarada Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Dowladda Galmudug Ee Gobolka Mudug ayaa Kulan la qadtey Hay.adaha ka shaqeeya Arimaha Hormarinta haweenka,
Kulan ayaa ka dhacey Xafiiska Wasaradda Haweenka
Ee Gobolka Gaar ahaan Degmada Gaalkcyo,
Waxaana kulanka shir Gudominayey
Isku-duwaha Wasaradda Haweenka Gobolka Mudug Yurub Abdukaqadir sheikh ali Waxaana Kulanka.Goobjooge ka ahaa Xumno ka socodey Hay.adaha Gobolka ka shaqeeya,
Kulanka ayaa inta uu socodey waxaa diiradda Lagu saarey sidii ay u wadda shaqeyn lahayeen Wasaarada Haweenka Gobolka Iyo Hay,adaha Ka shaqeeya Gobolka,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here