Home WARARKA GALMUDUG Degdeg 5 qof oo lagu dilay Meel u dhow Dhusamareb

Degdeg 5 qof oo lagu dilay Meel u dhow Dhusamareb

0

Deg Deg: Nin ayaa shan Qof halmar ku Dhaawacay Deegaanka Gadoon oo dhinaca bari ka xiga Dhuusamareeb waxaana shantaasi Nin oo markii hore dhaawac soo gaaray lasoo gaarsiiyay isbitaalka Dhuusamareeb hadda waxaa geeriyooday nin ka mid ah Dadka La Dhaawacay

Ninka dilka geystay ayaa la sheegay in hadda ka hor dadka uu laayay nin qaraabo dhaw la ah uu hooyadiis gaari jiirsiiyay arinkaasi oo aan xal laga gaarin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here