Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Dil goordhawayd ka DhacayGalkacyo

Degdeg Dil goordhawayd ka DhacayGalkacyo

0

DEG DEG:

Nin Ganacsade ah oo lagu Magacaabi jiray Bidaar ayaa goordhow lagu dilay Xaafada Horumar ee Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan halka loo yaqaano buulo bacleey wuxuuna dilkaan salka ku hayaa aano qabiil. Gaar ahaan Beelaha dir iyo Sacad,

Ninka la dilay oo deegaan ahaan kasoo jeeda Deegaanka Tawfiiq ee Gobalka Mudug ayaa la sheegay in wiil uu dhalay uu horey u dilay nin kasooo jeeda koonfurta Gaalkacyo oo lagu Magacaabi jiray Tuurcad Waxaana isla Malayshiyaad hubaysan ay maanta dileen isaga oo ku sugan gurigiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here