Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Qarax xoogleh oo ka dhacay magalada Muqdishu

Degdeg Qarax xoogleh oo ka dhacay magalada Muqdishu

0

#Faahfaahin

Taliyaha ciidanka booliska ee degmada Xamar Weyne ayaa ku dhaawacmay qarax daqiiqado ka hor ka dhacay banaanka Saldhigga booliska.

Nin laga shakiyay ayey isku dayeen ciidanku in ay qabtaan balse waxaa la sheegay in uu ku tuuray jaakad ay qaraxyo ku xirnaayeen, waxa ayna dhaawacyo ka soo gaareen ciidan, taliyaha Saldhigga iyo dad shacab ah oo goobta ku sugnaa.

Ciidanka ayaa qabtay ruuxii damacsanaa in uu isku qarxiyo Saldhigga booliska ee jaakadii Qaraxa ka cararay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here