Home WARARKA GALMUDUG Magalada Cadaado oo laamiya Cusub laga dhisaayo

Magalada Cadaado oo laamiya Cusub laga dhisaayo

0

Wasaarada Howlaha Guud Ee Galmudug Maamulka Degmada Cadaado Ayaa Maantay Si Wadajir Ah U Dhagax Dhigay Wado Laami Ah Oo Qaar Ka Mida Xaafaha Magalada Dhexmarta Waxaana Iska Kaashaday Maalgalinta Mushruucaan Maamulka Degmada Cadaado Iyo JPLG

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here