DFS OO UGU BAAQDAY PUNTLAND IYO JUBALAND IN AY KUSOO BIIRAAN SHIRKA WADATASHIGA
Villa Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga ah ee lagu dhammeystirayo talo soojeedintii ay isla meel dhigeen Guddigii Farsamada ee ku kulmay Baydhabo 15-16 Febraayo 2021.