Home WARARKA GALMUDUG War dag dag aqriso magacyada saraakiil goordhaw madaxweyne qoor qoor uu magacabay

War dag dag aqriso magacyada saraakiil goordhaw madaxweyne qoor qoor uu magacabay

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo Magacaabay Hogaanka Ciidanka Daraaeiishta Galmudug.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa lagu magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta Dowladda Galmudug.

SAWIRKA TALIYE G/le Sare Maxamed Nuur Cali (gadaar),

Madaxweynuhu: Markuu arkay;awoodda uu siinayo dastuurka & ahhmiyada ay leedahay in la magacaabo taliska guud ee ciidanka Daraawiishta Galmudug.Markuu La-Tashaday; Madaxweyne-ku-xigeenka, tixgeliyeyna aqoonta iyo waaya-aragnimada ay u leeyihiin maamulka ciidanka, howlaha amniga iyo deegaanka

Wuxuu u magacaabay saraakiishan;

1. G/le Sare Maxamed Nuur Cali (gadaar), Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Galmudug
2. G/le, Cabdikariin Maxamuud Maxamed (Kheyre),Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Dowladda Galmudug.

Ugu danbayntii, waxaa lafarayaa dhammaan hay’adaha kala duwan ee Galmudug in ay la shaqeeyaan taliska cusub ee la magacaabay si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here