Home WARARKA GALMUDUG Xog culus:-xiisadii dagaal ee xoolo dhaqatada galmudug iyo puntland oo mar kale...

Xog culus:-xiisadii dagaal ee xoolo dhaqatada galmudug iyo puntland oo mar kale dib u soo labatay

0

Wararka Ka imaanaya Tuloyin Hoos yimaadda Degaanka Taaroge Ee Galbeedka Mudug Ayaa Ku warama in Halkaa ay ka jirto Xiisad Colaadeed

Dadka degaanka Ayaa Warbahainta hobyo media u Xaqijieyey in Ciidamo Maleeshiyaad ah ay Werar ku Soo qaaddeen Dad Xolo dhaqato ah oo Halkaa ku sugnaa ilaa hada majiraan Khasaare ka dhashey Werarkaa,

Maamuladda Galmudug iyo Puntland Weli kama aysan hadalin Xiisadda Ka tagan Degaanka Taaaroge. Deganada iyo tuulooyin hoos taga taaroge waxaa sanad walba ku dagaalama xoolo dhaqato ka kala soo jeeda galmudug iyo puntland  inkastoo dhawaan coladaasi laga nastay

Maamulada labada dhinac ayaa laga codsaday in xiisada la dajiyo inta aysan ku sii fidin deganada kale ee xoolo dhaqatada galmudug iyo puntland  ay wada dagaan

HALKAN RIIX SI AAD U AQRISATO WARARKA KALE EE HOBYOMEDIA.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here