Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Waxa goordhow geeriyooday Madaxwaynihii hore E Soomaliya

Degdeg Waxa goordhow geeriyooday Madaxwaynihii hore E Soomaliya

0

INAA LILLAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxaan murugada la qaybsanayaa guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed anigoo uga tacsiyeynaya geerida Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed oo Nairobi ku geeriyoodey.

Wuxuu dalka usoo shaqeeyey xilli adag isagoo qayb ka qaatay shirar badan oo dib u heshiisiineed oo Soomaalida gudaha iyo banaankaba loogu qabtay.

Waxaan si gaar ah tacsi ugu dirayaa qoyskiisa iyo qaraabada, Allaha u naxariisto Samir iyo Iimaanna Allaha naga siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here