Home WARARKA GALMUDUG Maamaul goboleedyada Soomaliaya iyo Dowlada oo markale Kulan isugu imanaaya

Maamaul goboleedyada Soomaliaya iyo Dowlada oo markale Kulan isugu imanaaya

0

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MARTIGALINAYA MUNAASABADDA LAGU DHAMMEYSTIRAYO ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

Muqdisho, Maarso 01, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Kulankan oo hal maalin soconaya wuxuu ku qabsoomayaa magaalada Muqdisho, waxaana looga gol leeyahay in lagu soo gabagabeeyo talooyinkii Guddiga Farsamada Doorashada ee ka soobaxay shirkii Baydhabo 15-16 Febaraayo 2021, kaas oo xal looga gaaray tabashooyinkii ka soo laabtay heshiiskii doorashooyinka ee 17kii Sebteembar 2020.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ahmiyad wayn siinaysaa hirgelinta doorasho hufan oo jawi nabdoon ku qabsoonta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here