Home WARARKA GALMUDUG ciidamada Policeka galmudug oo maxabiis uu kala wareejiayay Qoysas kasoo kala jeeda...

ciidamada Policeka galmudug oo maxabiis uu kala wareejiayay Qoysas kasoo kala jeeda Cadaado iyo Caabudwaaq

0
Howlgal ey labidii malin ee lasoo dhaafay wadeen ciidanka boliiska degmada cadaado ee gobolka galguduud ayaa kusoo heleen wiilyar oo lasheegay iney isku heystan labo Qoys oo kasoo kala jeeda magaaloyinka cadaado iyo cabudwaaq ee gobolka galguduud.
Gashaanle Cabdi maxamud maxamed ‘cabdi kawdawo’ taliye kuxigenka boliska somaliya qeybta gobolka galgaduud oo hor kacayay howlgalkan ayaa waxaa wehliyay Taliye kuxigenka boliska degmada cadaado L/Xidigle Cabdulahi Cabdi Daahir waxeyna maantay wiilkii yaraa geyeen magaalada Cabudwaaq oo markii hore laga soo watay sida la Sheegey.
Taliyaha baliska cabudwaq Dhame Farxaan Xuseen Xasan iyo Taliyaha ciidanka xalinta cabudwaq ayaa si wadajir ah usoo dhaweeyay dhigooda magaalada cadaado waxeyna si wada jir ah ugu wareejiyeen wiilkii yarka ahaa
Waxaa Sidoo Kale Madasha Ku Sugnaa Ugaaska Beelaha Waqooyiga Galgaduud Ugaas Keyse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here