Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Dagaal Xoog leh oo kasocdo meel udhow Dhuusamareb

Degdeg Dagaal Xoog leh oo kasocdo meel udhow Dhuusamareb

0

Dagaal xoogan ayaa hada kasocda deeganka labidulle ee koofurta g-galgaduud sida ay ii sheegen saraakiil aan la hadlay gordhow.

Dagaalka ayaa udhexeeya ciidamada xoogga dalka iyo alshababab.

Asbuuc kahor ayuu Dagaalka ka qaraxay aaga Meeesha mantay lagu Dagalaamaayo.

Waxaa xusid mudan in shalay Madaxwayne qoorqoor booqday meesha maantay lagu dagaalamaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here