Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Dowlada Soomaliya oo qabatay Lacag Fara badan oo kenya katimid

Degdeg Dowlada Soomaliya oo qabatay Lacag Fara badan oo kenya katimid

0

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed ayaa yiri ” Waxaan bogaadinayaa Ciidanka Saldhiga Booliska Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde oo maanta Gacanta ku dhigay lacag tiro badan oo sharci darro ku soo gashay dalka, lana socotay diyaarad ka timi dalka Kenya. Baaritaan dheeri ah ayaa xilligan Ciidanku ku hayaan dhacdadan”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here