Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Gaari aysaarnayeen Dad Shacab ah qarax lagula eegtay Wadada Xariirisa Moqdisho...

Degdeg Gaari aysaarnayeen Dad Shacab ah qarax lagula eegtay Wadada Xariirisa Moqdisho iyo Jowhar

0

Dad ku

Gaari Caasi ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah kana baxay Muqdisho kuna socday Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa miino kula qaraxday inta udhaxeyso Tuulada Gololeey & degaanka Qalimow ee degmada Balcad.

Gaariga oo ay saarnaayeen in ka badan 24 Ruux oo Shacab ahaa ayaa waxaa la sheegay inay ku noqdeen dhimasho iyo dhaawac, isla markaana kaliya ay ka badbaadeen Afar Ruux.

Wadaha Gaariga qaraxa uu qabsaday oo la hadlay Radio lugo badan aya sheegay in badi dadkii saarnaa Gariga ay geeriyoodeen halka kuwii dhaawacmay loo soo qaaday Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here