Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Galmudug oo ciidamo Badan Gaysay Deeganada koonfurta Gobalka Mudug oo dhawaan...

Degdeg Galmudug oo ciidamo Badan Gaysay Deeganada koonfurta Gobalka Mudug oo dhawaan deegaano kamid alshabaab qabsadeen

0

Galmudug ayaa Ciidamo aad u hubeysan gaysay Deegaanada Koonfurta Gobolka mudug si ay Al Shabaab kaga xoreeyaan Deegaanada ay joogaan, wisil oo Ciidamadan ay gaareen ayaa lafilayaa in ay tagaan Wasiiro Galmudug ka tirsan oo qayb ka ah abaabulka gulufkan ciidan.

ciidamadaan ayaa la filayaa inay weeraraaan degmada bacaadwayn oo dhawaan alshabaab qabsadeen kadib markii ay ciidamadii Dowlada ee ku sugnaa isaga Soo baxeeeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here