Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Qarax ka dhacay magaalada Muqdishu iyo Faahfaahin kasoo baxaysa

Degdeg Qarax ka dhacay magaalada Muqdishu iyo Faahfaahin kasoo baxaysa

0

Qarax ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho. Wuxuu ka dhacay aagga degmada Shangaani.

Qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray ayaa isku qarxiyay maqaaxi kutaal degmada shingaani gaar ahaan dhabarka dambe ee dhismihii ay daganeed wasaaradda Amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here