Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Shirkii Xerada Afisyooni oo lagu kala Tagay

Degdeg Shirkii Xerada Afisyooni oo lagu kala Tagay

0

Waxaa sidaas yiri Wasiirka Warfaafinta: Waxa hadda soo gebegaboobay shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka oo illaa bishii hore ee March dhammaadkeedii lagu dedaalayey in lagu qanciyo madaxda Puntland iyo Jubaland qabsoomidda doorashada. Haddaba Xukuumaddu waxa ay maanta u caddayneysaa Umadda Soomaaliyeed in labada Madaxweyne Goboleed ee Puntland iyo Jubaland aysan rabin in dalkaan ay ka dhacdo doorasho uu asaaskeedu yahay heshiiskii 17-kii September iyo is fahankii 16-kii Febraayo. Waana wax laga xumaado in labadaas Madaxweyne ee Puntland iyo Jubaland ay noqdeen jid iyo jiho diid aan doorasho oggolayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here