Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Waxaa mantay Go,an wada isku xirta Cadaado iyo Dhuusamareb

Degdeg Waxaa mantay Go,an wada isku xirta Cadaado iyo Dhuusamareb

0

Degaanka Mareergur waxan manta jirin socdaalki gaadidka Xamuulka ahaa ee isticmalayay Lamiga Dheer ee xiriiriya Gobolada Dalka.

Dadka deegaanka oo aan la xariiray ayaa ii xajijiyay in sababtu ay tahay maleeshiyaad wato Gadiid dagaal oo xirtay wadada laamiga ah marta magalaadda gudaheeda islamarkaana ay jareen ciidamo aad uhubaysan kuwaa oo Gawaarida u diidaya in ay dudbaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here