Home WARARKA GALMUDUG Dhuusamareeb oo manatay Dadka Badankood aysan Soomanayn

Dhuusamareeb oo manatay Dadka Badankood aysan Soomanayn

0
Magaalada Dhuusamareeb oo maanta dadku aysan inta badan soomanayn ayay si caadi ah u furan yihiin meherada laga cunteeyo iyo kuwa shaaxa laga Cabo oo camiran, sida sawirka idin kaga muuqata. inta badana Gobalada Dhexe ayaan mantay laga Soomanayn dad yar oo fara ku tiris ah ayaa Sooman sida Dhuusamareeb, Guriceel, Matabaan, Xeraale, iyo Gaalkacyo.
magalooyinkaan ayaa waxaa ku badan Culimada Suufiyada oo Badanaa kasoo horjeesta In Sacuudiga Lala Soomo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here