Home WARARKA GALMUDUG Madaxwayne QoorQoor oo Diiday in Warbaahintu Dibad joog ka ahaato Shirka Muqdishu...

Madaxwayne QoorQoor oo Diiday in Warbaahintu Dibad joog ka ahaato Shirka Muqdishu ka Furmay

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo diiday in Warbaahinta laga hor istaago shirka Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada iyo Maamulka Gobalka Banaadir uga Socda Teendhada Afisyooni.

Dalabka ah in warbaahintu dibad joog ka noqoto shirka oo ka yimid deni iyo Madoobe ayaa hirgeli waayay waxaana hadda warbaahinta loo fasaxay shirka ka dib markii qoor qoor ku adkaystay in warbaahinta goobta timaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here