Home WARARKA GALMUDUG Madaxweyne Farmaajo oo kà hadlay go,aanka baarlamaanka ee mudo kordhinta

Madaxweyne Farmaajo oo kà hadlay go,aanka baarlamaanka ee mudo kordhinta

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaddib markii qaar ka mid ah Dowlad Goboleedyadu ay curyaamiyeen Heshiiskii 17-ka Sebteembar ee Doorashooyinka dalka oo 26kii Sebteembar 2020 uu ansixiyey Baarlaamnka JFS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here