Home WARARKA GALMUDUG Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo hambalyo u diray Ciidamadii Alshabab Ka saaray...

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo hambalyo u diray Ciidamadii Alshabab Ka saaray degaano ku dhow Dhuusamareb

0

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Eid ayaa hambaliyo u diray Ciidamada Qalabka side guushi ay ka so hooyeen dagaalkii Shalay ay la galeen Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambaliyeeyay Guutada 15 ee qaybta 21 naad ee Ciidamada Xogga Soomaaliya iyo Ciidanka NISA oo ayago shalay deegan baxad weyn oa saray kooxda Al shabaab.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa tacsi u diray Askarti ku shahiiday inta ay howlgalada xaq udirarka ah ay socdeen wuxuna ilahay uga baryay in u janadiiisi ku irsaaqo.

Kooxda Alshabaab ayaa Shalay laga faramaroojiyay deegano muhiim u ahaa sida deeganka sinadhaqo iyo labi dulle iyo deegaano kale oo ka tirsan Galmudug

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here