Home WARARKA GALMUDUG Shirkii Teendhada Afisyooni oo madaxweyne QoorQoor Dartiis mantay Ubaaqday

Shirkii Teendhada Afisyooni oo madaxweyne QoorQoor Dartiis mantay Ubaaqday

0

Update: Shirkii oo baaqday.

Shirka oo saakay lagu waday in dib uga furmao Afisyooni, loogana diyaar garoobay dhanka Madaxtooyada, ayaa mar dambe lagu wargeliyay saraakisha in shirku uu baaqday.

Wararka ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho, uu ka maqanyahay madaxweynaha Galmudug Axmed QoorQoor.

Madaxweynaha Galmudug, ayaa shalay aaday Magaalada Dhuusa-Marleen,waxaana lagu waday in Maanta xilli hore uu dib ugu soo laabto Magaalada si shirka dib loogu amba qaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here