Home WARARKA GALMUDUG War cusub Aqri deni iyo ahmed madoobe oo qoraal wadajir ah goordhaw...

War cusub Aqri deni iyo ahmed madoobe oo qoraal wadajir ah goordhaw soo saray

0

Qoraal isku mid ah ayaa goor dhaw lagu daabacay warbaahinada ku hadla afka maamul gobaledyada puntland iyo jubaland iyadoo aan shaacin sababta shirka loogu kala tagay iyado an wax is afgarad ah la gaarin

Qoraalkan oo u eg mid looga ganbanayo cadaadiska saaran deni iyo ahmed madoobe aya lagu soo hadal qaadin in uu fashil jiro , madama beesha calamka ay eegayan cida iyadu diidmada qayaxan

Ilo warewdyo lagu kalsoon yhy ayaa hobyomedia.com u xaqiijiyay in shirka bilaa natiijo uu dhamaday taas oo sabab ah in hogaamiyihii galmudug uu safar dhuusamareb ah isku diyaariyo

Qoraalka ka soo bxy labada dhinac aya u qorna sida tan::-

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,  iyo madaxweyne deni ayaa Maalinkii labaad ka qeybgalay shirka hordhaca ah ee u dhexeeya Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Shirkan oo loogu gogol xaarayo shir weynaha Doorashooyinka ayaa diirada lagu saaray sidii meel la iskula dhigi lahaa ajandaha shirka soo socda iyo arimaha kale ee mudnaanta u leh Doorashada.

Madaxdu waxay sii wadi doonta wada hadalada hordhaca ah iyadoo laga wada arinsanayo sidii dalka loogu jihayn lahaa Doorasho loo dhan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here