Xaalad Bini’aadnimo ayaa ka jirta magaalada Miirjiicley ee gobalka Galgaduud kadib markii ay ku soo barakaceen qoysas ka soo cararay dagaaladii kadhacay Bacaadweyne ee gobalka koonfurta Mudug
Qoysaskaan ayaanan haysanin cunno iyo Hoy ay gabaad uga dhigtaan Qorraxda iyo dhaxanta iyadoo ay xusid mudan tahay in lagalay xilli roobood
Allaha u gargaar qoysaskaan iyo cid walba oo dhibaataysa.