Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun kasoo saartay Dilkii Gudoomiyihii Degmada...

Degdeg Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun kasoo saartay Dilkii Gudoomiyihii Degmada Hodan Mudane Abdihakiin Dhagajuun

0
Taliyihii hore ee Booliiska degamada Howlwadaag Shuceyb Cabdi oo kamid ahaa Saraakiishii ku eedeysanaa dilka gudoomiyihii Degamada Hodan Abdihakim Dhagajuun ayaa lagu xukumay 5 sano oo xabsi ciidan ah.
Sidoo kale Askarigii baxsadka ahaa ayaa asna lagu xukumay 5 sano oo xabsi Ciidan ah .
Maxkamada ayaana saakay ku dhawaaqday in Dilka gudoomiyuhu ahaa shil dhacay, balse uusan aheyn mid ku-tala-gal ah.
Gudoomiye Abdihakim ma helay Cadaalad ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here