Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Qarax Xoogan oo ka dhacay wadada Maka almukarama ee magaalada Muqdishua

Degdeg Qarax Xoogan oo ka dhacay wadada Maka almukarama ee magaalada Muqdishua

0

Qarax ayaa goordhow Saldhigga degmada Waabari waxaana la soo sheegayaa in khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay.

Dadka u badan saraakiil ayaa ku dhintay waxaana dadka wax ku noqday kamid ah taliyaha Saldhigga Waabari Korneel Calooleey oo la sheegay in uu dhintay iyo waxaana ku dhaawacmay taliye ku xigeenka qeybta Waliyow Cadde iyo Sarkaal ka tirsan CID.

Kalsoco Faahfaahinta Hobyomedia.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here