Home WARARKA GALMUDUG Madaxweyne Qoorqoor oo Dib ugu soolaabtay Dhuusamareb oo Siwayn loso dhaweeyey

Madaxweyne Qoorqoor oo Dib ugu soolaabtay Dhuusamareb oo Siwayn loso dhaweeyey

0

Madaxwaynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye”QoorQoor” ayaa goordhaw soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb kadib safar maalmo dheer qaatey oo uu ugu maqnaa Magaalada Muqdisho, isagoo qayb ka ahaa dadaalada xalka loogu raadinayay is mari-waaga siyaasadeed ee mudooyinkii lasoo dhaafey haareeyay Caasimada.

Madaxwayne QoorQoor oo qayb ka ah raga frifircoon ee abaalka looga hayo nabada muqdisho ayaa mowqif cad ka qaatey qodobadii salka u ahaa xiisadihii kajirey muqdisho, sida in uu diiday mudo kororsi loo sameeyo hey’addaha Dowlada Federaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here