Home WARARKA GALMUDUG Madaxweyne Qoorqoor oo Hambalyo Udiray Shaqaalaha Galmudug.

Madaxweyne Qoorqoor oo Hambalyo Udiray Shaqaalaha Galmudug.

0
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray dhamaan Shaqaalaha.
1da Maay 2021.
Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Aduunka awgeed, Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye wuxuu hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo eheladooda iyo gaar ahaan kuwa Galmudug meel kasta oo ay joogaan.
Wuxuu madaxweynuhu si gaar ah u xusay shaqaalaha kala duwan ee u taagan adeegga bulshada sida Caafimaadka, waxbarashada iyo amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here