Home WARARKA GALMUDUG Raysulwasaare Rooble oo qaaday dhufaysyadii Ciidamada Mucaaradku dhigteen magalada Muqdishu

Raysulwasaare Rooble oo qaaday dhufaysyadii Ciidamada Mucaaradku dhigteen magalada Muqdishu

0

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ay wehliyeen guddigii dhawaan loo xilsaaray Arinta Ciidamada ayaa qaaday dhufaysyadii yaalay qaybo ka Mida Magaalada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tegay agagaarka Olow Tower ee degmada Howlwadaag.

Dhufaysyadaan ayaa laga qaaday aaga siigaale iyo Barmuudo oo dhawaan Ciidamadu ay masamaysteen Dhufaysyo heshiiskaan ayaa Xalay Mucaaradka iyi Raysulwasaaraha Ku dhexmaray Hoyga uu madaxweyne Qoorqoor ka daganyahay Magalada Muqdishu taas oo laisku raacay in 48 saac Guduhood laga qaado Ciidamada militariga oo ku sugna Magalada Muqdishu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here